Saraakiishii ugu horeysay ee ciidamada oo ka qelin jebiyey Saldhiga Turkiga (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen cutubyo ka tirsan ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu Jiray leyli sarkaal iyo Leyli Saraakiil Xiggeen, kuwaaso isugu Jiray ciidamada Cirka, Dhulka, iyo Badda . Ciidamadan Tababarka loo soo xiray waxay muddo 12 bilood ah tababar ku qaadanayeen Dugsiga tababarka … Continue reading Saraakiishii ugu horeysay ee ciidamada oo ka qelin jebiyey Saldhiga Turkiga (Daawo Sawirro)